06.10.08 Nayropi:-Adduunku waa in uu ka naxaa burburka joogtada ah ee ka taagan magaalada Caasimadda ah ee Moqdisho ee uu indhaha ka qabsaday Warkii oo dhan
06.10.08 Gedo:-Wararka Laga helayo Ilo ku dhow dhow Xadka Soomaaliya iyo Etopia Gaar ahan Gobolka Gedo ayaa lagu soo waramayaa in ay soo gaareen Ciidamo Fara badan oo Ethopian ah. Warkii oo dhan
06.10.08 Helesinki:-Dhalashadiisii waxa uu kudhashay gobolada waqooyi kuna soo barbaaray yaraantiisii magalada hargeysa oo ilaa hada uu ka samri la yahay Noloshii uu ku soo qaatay.
Warkii oo dhan
05.10.08 Ankara:-Xukuumada Turkiya ayaa si kulul uga hadashay dagaaladii maalintii shalay ahayd dhex maray Ciidmadooda iyo jabhada ka soo horjeeday ee bkk iyadoo sheegtay in iminka ay noqotay Muhiimada kowaad ee Tirkiya sidii looga takhalusi lahaa Jabahada Bkk Warkii oo dhan
05.10.08 Nairobi:- Madaxweyne Ku xigeenka dalka Kenya Kolonza Musyoka ayaa sheegay in kenya ay urur goboleedka IGAD kala shaqayn doonto sidii nabad loogu soo dabaali lahaa dalka Soomaaliya.
Warkii oo dhan
05.10.08 New York:-Iyadoo ay soo kordhayaan weerarada burcad badeednimada ee ka jira xeebaha wadanka Somalia ayaa golaha amaanka la filayaa inay todobaadkan cod u qaadaan qaraar qabyo ah oo ku baaqaya in Maraakiib Militari iyo diyaarado loo soo diro xeebaha dalka Soomaaliya. Warkii oo dhan
04.10.08 Mosko:-Xukuumada Ruushka ayaa mar kale ku celisey inay haboon in si caalami ah oo midaysan loola dagaalamo kooxaha burcad badeeda Soomaalida ee ka qawlaysanaya biyaha caalamiga ah ee ka baxsan xeebaha Soomaaliya Warkii oo dhan
04.10.08 Baydhabo:- Wararka ka imanay Magaalad Baydhabo ay waxa ay sheegayaan in xalay saqdii dhexe weerar aad u xoog badan lagu qaaday guriga Gudoomiyaha Barlaamanka KMG ah ee Somaliya Sh. Aadan Madoobe.
Warkii oo dhan
02.10.08 Wshiton:-Madaxweyne Bush ayaa sheegay in dowladdiisa ay doonayso in ay keento dalka mareykanka 80 kun oo qoxooti oo laga kala keenayo daafaha caalamka Warkii oo dhan
02.010.08 Delhi:-Ugu yaraan 4qof ayaa ku geeriyootay halka in kabdan 70 ay ku dhaawacmeen kadib qaraxyo isdabajoog ah oo ka dhacay magaalada Ajartala ee caasimada Gobalka Teribora kaas oo ku yaala Bariga Wadanka Hindiya Warkii oo dhan
01.010.08 Jabuuti:-Dowlada Maryekanka ayaa ku baaqaday in si nabadgalyo ah lagu xaliyo arinta Markabka hubkla Saaran ee lagu heysto xeebaha Soomaaliya Warkii oo dhan
30.08.09 Hobyo:-Burcad badeeda afduubka ku haysata markabka laga leeyahay dalka Ukrain ee hubka sida ayaa waxaa ay gaashaanka ku dhufteen warar ciidamada Badda Maraykanka laga soo xigtay kuwaasoo sheegayay in sadex kamida burcad badeedooda lagu dilay markabka dushiisa kadib markii uu dhexdooda muran soo kala dhex galay. Warkii oo dhan