Xamaas oo gantaalo ku weerartay magaalada Casqalaan ee Israa,iil.
13.05.08 Qudus:-Wararka ka soo baxaya magaalada Talaabiib ee wadanka Israa,iil ayaa waxaa ay ku waramayaan in ururka Xamaas ay gantaalo ku duqeeyeen deegaanka la yiraahdo Casqalaan oo ku yaala dhinaca xadka Israa,iil ay la leedahay arlada Falastiin iyadoo la sheegay in ugu yaraantii uu ku dhintay duqeeyntaas hal qof oo Yahuud ah Warkii oo dhan |
| Qoraal ka soo baxay R/W Nuur Cade oo hubka loo dhigayo Max’ed Dheere | 09.05.08 Baydhabo:-Qoraal ka soo baxay xafiiska Ra’isalwasaaraha Dawlada KMG ah ee Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cade) ayaa waxaa lagu tilmaamay in si deg deg ah hubka, ciidamada, iyo gaadiidka dagaal ee uu leeyahay Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Max’ed Cumar Xabeeb (Max’ed Dheere) uu si deg deg ah ugu wareejiyo gudiga Amniga Qaranka ee DFKMG ah ee Soomaaliya.
Warkii oo dhan |
|