Warsan

 Arbaco 13:15

 Axad 13:15

   BBC Somali

 11:00 GMT

 14:00 GMT

 18:00 GMT

  Xog-side
  SBC online
  Allpuntland
  Burtinle Online
  BBC Somali
  Dayniile
  Halgan Net
  Hiiraan Online
  Horseednet
  Hornafrik
  Hobyonet
  Goobjoog
  Laasadaar
  Midnimo
  Mudug-online
  Puntlandpost
  Qaranimo
  Qorahey online
  RTD- Djibouti
  Shabeele
  Somaliweyn
  Somalitribune
  Somalitalk
  Somalilandnet
  SSCayn
  Widh widh
 
  Somali-Finland links
  Afro-euro
  Infopankki
  Somaliliitto
  Somalinuoret

Warsan News
TopStory26ka June Maalintii Calanka Somaliya laga dultaagay dhul xor ah

26.06.08 Soomaliya:-Maanta oo ku beegan 26ka June ayaa laga joogaa 48 sano markii Calanka Buluuga ah ee xidigta cad dhexda uga taal Astaantana u ah Jamhuuriyada Soomaaliya laga dul-taagay dhul xor ah oo Soomaaliyeed.  Warkii oo dhan

TopStoryMaraykanka iyo Ciraaq oo kala saxiixanaya heshiis Milatari

26.06.08 Washington:- Dowlada Maraykanka ayaa ku jirta Dhameystirka heshiis militari oo u baneyn doona Maraykanka inuu sii joogo dalkaasi Ciraaq muddo aan la cayimin kana sameynas doono 50 Xarumood oo militari Warkii oo dhan

Ciidamada Itoobiya Oo Dad rayid ah ku dilay Magaalada Baladweyne.

25.06.08 Baladwayne:-Ciidamada Itoobiya ee jooga deegaanka Janta-Kundishe ayaa saaka gudaha u soo galay degmada Baladweyne ee gobolka Hiiraan,iyadoo xaalada ammaanka Magaaladaasi faraha ka sii baxaysay maalmahan Warkii oo dhan

Ciidamo Ka tirsan Dowlada oo Xanibay Ganacsiga Degmada Dharkeenley.

25.06.08 Moqdisho:-Goobihii ganacsiga Degmada Dharkeenley ee Magaalada Muqdisho ayaa mudo ku dhaw 4 maalmood xayiran,kadib markii Ciidamo ka tirsan dowlada kmg ah ay amarka lagu xiray ganacsiga degmadaasi bixiyeen.  Warkii oo dhan

Midowga Africa oo sheegay in Nigeria ciidan nabad ilaalina u diri doono Somalia

25.06.08 Adis Ababa:-Melateriga dalka Nigeria ayaa u soo diray dalka soomaaliya koox soo indha indheysa xaaladda Somalia waxaaana la filayaa in sida ugu dhaqsaha badan dowladda Nigeria ay ugu soo dirto ciidan nabad ilaalin ah dalka sooomalia  Warkii oo dhan

TopStoryQM oo codsaday in loo diro ergo xaqiiqa raadin oo soo baadha isku dhacyadii

25.06.08 Jabuti:-Golaha amaanka ayaa ka codsaday xoghayaha guud ee qaramada midowbe in la diro ergo xaqiiqa raadin ah oo soo baadha iskudhacyadii ugu dambeeyey ee kadhaca xuduudaha dalalka Eritrea iyo Djibouti Warkii oo dhan

TopStoryTaliska daraawiishta G/sanaag Oo Ka warbixiyay Afduubkii ka Dhacay Lasqoray

25.06.08 Lasqoray:-Dhacdadaani ayaa waxa ay dhacday maalinimadii dorraad ahayd taasi o ka dhacday deegaanno ka agdhow deegaanka laasqoray ee gobolka sanaag waxaana lagu afduubtay dad ajaanib ah oo iyagu sida la sheegay dalxiis ahaan u marayay xeebaha deegaanka laasqoray Warkii oo dhan

Markab ay Hesteen Burcadbad soomali ah oo la Siidaayay

25.06.08 Galkacyo:-waxaa goor dhow la sii daayay markab ka mid ah maraakiibtii ay afduubka u haaysteen burcadbadeedka Soomaalida ah markabkaas oo laga lahaa wadanka Turkiga hase yeeshee waxaa weli la haaystaa markabkii laga lahaa wadanka Jarmalka.  Warkii oo dhan

TopStoryDagaal sidaxgeesood ah Oo Maantay Duhurkii ka Qarxay Gudaha Muqdisho

24.06.08 Moqdisho:-Daaalkan ayaa markii hore Waxaa uu ku bilabmay Weerara ay Kooxaha Hubeysan Ee Dowlada ka Soo Horjeeda ay Ku Qaadeen Ciidamada Dowlada FKMG ah Warkii oo dhan

TopStorySomalia oo lagu daray Liiska Dalalka ugu xasiloonidadaran caalamka.

24.06.08 Washiton:-Sida ay qortay jariidada afka ingariisiga ku hadasha ee ka soo baxda magaalada London ee wadanka Ingariiska ee la yiraahdo Home-UK, wadanka Soomaaliya ayaa waxaa lagu daray liiska wadamada aduunka ugu xasiloonida daran Warkii oo dhan

Nigria oo La Shaaciyay In Ay Ciidan u Soodireyso Somalia si dhaqsa

24.06.08 Legos:-Sarkaal u hadlay Ururka Midowga Afrika ayaa shaaca ka qaaday in dawladda Nigria ay ciidamo nabad ilaalineed u soo direyso waddanka Soomaaliya sida ugu dhaqsaha badan.  Warkii oo dhan

TopStoryWeeraro Hoobiye Yaala oo Maantay Lagu Qaaday Aadan Cade International Airport

23.06.08 Moqdisho:- Garoonka Diyaaradaha ee Caalamiga ah Ee Aadan Cade International Airport ayaa Maantay Waxaa la Gu Weeraray Tiro Madaafiic ah oo ka Badan ilaa iyo 15 Hoobiye.  Warkii oo dhan

TopStoryMucaaridka Zimbabwe oo Doorashadii isaga baxay

23.06.08 Harare:- Xisbiga ugu weyn ee mucaaridka dalka Zimbabwe ayaa shaaca ka qaaday in ay isaga baxeen Doorashada Madaxweyne-nimo ee dalkaasi Zimbabwe Warkii oo dhan

Parlamanka Europe oo ku dhaliilay dalal ay kujirto somalia xuquuqu aadanaha

22.06.08 Buruselis:-Parlamaanka Midowga Yurub ayaa warbixin uu soo saaray waxa uu kaga hadlay xaaladaha xuquuqu aadanaha ee kajira dalalka Somalia , Burma iyo Iran.  Warkii oo dhan

Iiran oo ku Tilmaantay Hanjabaada israil Mid la Iska Yiri

22.06.08 Tehran:-Afhayeen u hadlay Dowladda iran ayaa shaaca ka qaaday in ay tahay wax aan dhici Karin in lagu dhiirado in weerar lagu qaado qaranimada iran iyo masaalixdayda Warkii oo dhan

TopStoryFanusweela oo sheegtay in shidaalka ay ka goonayso dalalka Europe

22.06.08 Venusuwela:-madaxweynaha dalka fanusweela ninka lagu magacaabo Hugu Chafez ayaa shaaca kaqaaday in dalkiisu uu ka goonayo shidaalka dalalka Yurubta ee dhaqan geliya xeerka barlamaanka midowga Europe ee ku aadan tarxiilidda muhaajiriinta sida sharci darada ah ku soogasha dalalka ku jira midowga Europe Warkii oo dhan

Khasaaraha ciidanka ku sugan Afghanistan oo ka batay kuwa ku sugan ciraaq

22.06.08 Baqdaad:-Markii ugu horeysay ciidanka isbahaysiga ku sugan dalka Afghanistan ee dagaalka kulajira Daalibaanka ayaa ka khasaara batay kuwa ku sugan dalka ciraaq ee dagaalka kulajira Maleeshiyaatka shiicadda iyo sunniyiinta ka soo horjeeda joogitaanka ciidanka shishiyeeye ee dalka ciraaq Warkii oo dhan

Madaxii UNHCR ee Muqdisho oo ay koox hubeysan Afduubteen

22.06.08 Muqdisho:- Waxaa xalay gurigiisa laga la baxay Xasan Maxamed Cali oo ahaa Madaxa xafiiska hay’ada Qaramada Midoobay u qaabilsan Qaxootiga ee UNHCR, Mas’uulkan ayaa laga kaxeystay gurigiisa magaalada Muqdisho, ayadoo ay ka xeysteen maleeshiyo hubeysan oo aan la aqoon Warkii oo dhan

TopStoryRobert Mugabe: “Xoog ayaan ku haystaa xukunka dalka

21.06.08 Harare:- Madaxweynaha dalka Zimbabwe Robert Mugabe ayaa sheegay in bani’aadum uusan ka saari karin xafiiska madaxtinimada ee dalkiisa, iksagoo sheegay in dagaal mooye wax kale uusan ka xigin in xisbiga mucaaridka ee MDC uu xukunka dalka qabto.  Warkii oo dhan

TopStoryShirkadda Isgaarsiinta ee Golis oo soo bandhigtay Adeeg cusub oo isgaarsiinteeda ku soo kordhay

21.06.08 Boosaaso:-ShirkaddaTelefoonada ee ugu ballaaran gobollada Puntland ee Golis ayaa waxay soo bandhigtay adeeg cusub oo ay ku soo kordhisay adeegsiga isgaarsiinteeda, iyadoo ku soo bandhigtay shir jaraa’id ay ka soo qeybgaleen mas’uuliyiin iyo saxaafadda oo ka dhacay xarunta Shirkadda ee Boosaaso. Warkii oo dhan


Waraysiy Godoomiyaha Ururka Midnimada Soomaaliyeed ee Finland Somali Liito Siciid Kaarshe Aadan



War.Gudomiyaha Arimaha Bulshada Somali Liito Mudane Maxamed Diiriye



Waano Guud Waxaana inoo soo jeedinaya Sh.Cabdirashiid Sh.Cali Suufi 22.05.08 Masjidka Alhuda Finland



Barnaamij Diini Ah Sidee Umada Loo Dhisaa Sh.Maxamed Idiris Ahmed



Barnaami diini ah;-Dhalinyarada iyo Galbeedka



Muxaadaro Diini Ah Nimcooyinka Alle Lama koobi karo Iyo Sh.Cabdiraxiim Abucaynen



Muxaadaro Diini ah diidida Isku ekaashaha Gaalda Iyo Sh.Maxamed Sh.Cumar Dirir



Halyeeyga Sanadkan Waxqabadka Soomaalida Finland Waraysiy Ku saabsan Dhaqan celinta Dhalin yarada Soomaalida Finland



Nadwadii Ka dhacday Boosaaso Kalmadii uu ka jeediyay Sh.Daahir Aw- Cabdi oo ku saabsan waxa ka dhacaya aduunka Gar ahaan Soomaaliya



Nadwadii Ka dhacday Boosaaso Kalmadii uu ka jeediyay Sh.Cabdinaasir Xaji Axmed oo ku saabsan waxa ka dhacaya aduunka Gar ahaan Soomaaliya



Muxaadaro Walaaleynta Quluubta Muslimiinta Iyo Sh.Maxamed Cabdi Umal(Warsan Media2007)



Aafada Sinadu Ku Reebto Aadanaha Iyo Xanuunkeeda waxaa inoo soo jeedinaya Sh.Xasan Xuseen Aadan (Sh.Xasaan)



Barnaamijkeeni Diini ahaa ee Bisha Rabadaan Mowduuca maanta Ribada Maxay Diintu ka qabtaa Iyo Qaybtii labaad iyo Sh.Xasan Xuseen Aadan(Sh.Xasaan)



Barnaamijkeeni Rabadaanka iyo mawduuca maanta Maxaa banaan oo xalaal ah iyo waxa aan banaaneen ee xaaraanta Ah iyo Sh.Xasan Xuseen Aadan(Sh.Xasaan)



Kitaab Durar Al-Bahiya oo ah Kitabu Fiqi Waxaana inoo soo jeedinaya Sh.Xasan Xuseen (Sh.Xasaan)


Copyright 2002 - 2005 Radiowarsan.com | warsan@radiowarsan.com