Warsan

 Arbaco 13:15

 Axad 13:15

   BBC Somali

 11:00 GMT

 14:00 GMT

 18:00 GMT

  Xog-side
  SBC online
  Allpuntland
  Burtinle Online
  BBC Somali
  Dayniile
  Halgan Net
  Hiiraan Online
  Horseednet
  Hornafrik
  Hobyonet
  Goobjoog
  Laasadaar
  Midnimo
  Mudug-online
  Puntlandpost
  Qaranimo
  Qorahey online
  RTD- Djibouti
  Shabeele
  Somaliweyn
  Somalitribune
  Somalitalk
  Somalilandnet
  SSCayn
  Widh widh
 
  Somali-Finland links
  Afro-euro
  Infopankki
  Somaliliitto
  Somalinuoret

Warsan News
Xubno ka mid ah Wafdigii Isbahaysiga dib u xoraynta oo ka dhoofey dalka Jabuuti

14.05.08 Jabuuti:-War is khilaafsan ayaa ka soo baxaya xaalada uu marayo kulan ay QM ugu kala dabqaadeysay labada wafdi ee kala matala DFKM iyo Isbahaysiga dib u xoreynta.  Warkii oo dhan

Fu,aad Sinyoora oo kulan saacado qaatay la yeeshay wakiilo ka kala socda

14.05.08 Bayrut:-Raysul wasaare Fu,aad Sinyoora oo shir gudoominayay shir ay isagu yimaadeen golaha wakiilada ee wadanka Lubnaaan ayaa waxaa uu walaac weeyn ka muujiyay xaalada deganaansho la,aanta ah ee haatan ka oogan dacalada iyo gudaha magaalada Beeyrtuut ee caasimada wadanka Lubaan.  Warkii oo dhan

TopStoryXamaas oo gantaalo ku weerartay magaalada Casqalaan ee Israa,iil.

13.05.08 Qudus:-Wararka ka soo baxaya magaalada Talaabiib ee wadanka Israa,iil ayaa waxaa ay ku waramayaan in ururka Xamaas ay gantaalo ku duqeeyeen deegaanka la yiraahdo Casqalaan oo ku yaala dhinaca xadka Israa,iil ay la leedahay arlada Falastiin iyadoo la sheegay in ugu yaraantii uu ku dhintay duqeeyntaas hal qof oo Yahuud ah Warkii oo dhan

TopStoryBanki Moon oo walaac ka muujiyay nolosha dadkii ku wax yeeloobay Burma

13.05.08 Newyork:-Xogeeyha guud ee jimciyada qurumaha ka dhaxeeysa Mr Baakiin Muun ayaa walaac weeyn ka muujiyay jawaabta yar ee ay caalamku ka bixiyeen musiibadii ku habsatay wadanka Buurmo musiibadaas oo timid ka gadaal markii wadankaasi ay ku dhufatay duufaanta loo yaqaano Seeyloonka.  Warkii oo dhan

TopStoryRa’iisal wasaare Butin oo soo dhisay golihiisa wasiirada

13.05.08 Mosko:-Wararka ka imanaya magaalada Moskow ee dalka Ruushka ayaa kuwaramaya in ra’iisla wasaare Butin uu soo dhisay xukuumad cusub oo ay aad uga muuqdaan wasiiradii horey xilalkaas u hayey .  Warkii oo dhan

TopStoryJaaliyadda Puntland ee dalka Finland ee magaalada Helsinki oo deeq lacageed soo gaarsiisay dadka tabaalaysan ee ay saameeyeen abaarta iyo sicir-bararka

Jaaliyadda dalka Finland gaar ahaan magaalada Helsink ayaa deeq lacageed oo gaaraysa $ 3841 ay ku caawinayaan walaalahooda tabaalaysan ee ay saamaysay abaarta iyo sicir-bararka baahsan ee dalka ka jira waxaana lagactan lagu wareejiyay Gudiga Taakulaytnta dadka tabaalaysan ee Culimada gobolka Nugaal. Warkii oo dhan

TopStoryShirkii dib u hishiisiinta DFKM iyo Isbahaysiga dib u xoraynta ayaa si rasmi ah u furmay

12.05.08 Jabuuti:-Wararka naga soo gaaraya dalka Jabuuti ayaa sheegaya in dowlada Jabuuti iyo xubnaha beesha caalamka ay ku guulaysteen inay isa soo hor fariisi yaan wafdiga Isbahaysiga dib u xoraynta iyo kan DFKM. Warkii oo dhan

TopStoryXiisadii Siyaasadeed ee Somaliland oo meel xasaasi ah mareysa

12.05.08 Hargaysa:-Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullahi (Ciro) ayaa ku fashilay dhex dhexaadintii Dowlada iyo mucaaridka Soomaliland.  Warkii oo dhan

TopStoryCiidamada Amaanka Baydhabo oo xabsiga u taxaabay ugu yaraan 5 qof oo

12.05.08 Baydhabo:-Inka badan Shan ruux oo rayid ah ayay Xabsiga Dhigeen Ciidamada Booliska Soomaaliyeed Dadka la Xirxiray ayaa laga Soo Qabtay Xaafada Horseed iyo laamiga isku Xira Afarirdoodka iyo Baar National Halka ay Shalay Ciidamada Itoobiyaanku ay ku Dileen Dad Rayid ah .  Warkii oo dhan

TopStoryCiidamo Itoobiyaan ah oo soo galay xalay mar labaad magaalada Baladweyne ee gobolka Hiiraan

12.05.08 Hiiraan:-Ciidamado Ethiopia ah oo Fara Badan oo wata Gaadiidka Dagaalka ayaa xalay Isku Fidiyay xaafadaha Magaalada Baladweeyne ee gobolka Hiiraan iyaga oo fariisimo ka sameystay Saldhiga Baliiska iyo xarunta dowlada hoose Warkii oo dhan

Maleeshiyo Isbaarooyin dhigaytay gudaha magaalada Kismaayo ee gobalka J/Hoose

12.05.08 Kismaayo:-Xaalada amaanka magaalada Kismaayo ayaa waxay mareysaa meeshii ugu xumeyd iyada oo ay magaalada ku soo bateen maleeshiyo aan cidna ka amar qaadan oo dhac u geysta habeenkii iyo maalintii dadka rayidka ah ee ku dhaqan magaalada.  Warkii oo dhan

TopStory Ciidamada Itoobiya oo weerar xoogan lagu qaaday iyaga oo ku sii jeeda Baydhabo

12.05.08 Baydhabo:-Iska horimaad xoogan ayaa waxaa uu dhex marey ciidamada Ethiopia iyo xoogaga hubeysan ee kasoo horjeeda DFKM iyo joogitaanka ciidanka Itoobiya duleedka leego oo ka tirsan deegaanada gobolka Sh/Hoose  Warkii oo dhan

TopStorySuudaan oo xabsiga u taxaabtey Sheekh Xasan Al-Turaabi iyo xubno kale

11.05.08 Qartuum:-Xukuumada Suudaan ayaa xabsiga dhigtey hogaamiyihii mucaaradka Sheekh Xasan Al-Turaabi iyo afar xubnood oo kale oo ka mid ah xisbigiisa, taasi oo ka dambeysay ka db markii la jabiyey ciidamadii mucaaradka ee weerarka ku soo qaaday magaalada Khartuum ee caasimada ah. Warkii oo dhan

Madaxweynaha DFKMG ah & wafdi uu hogaaminayo oo kadegay Muqdisho

11.05.08 Moqdisho:-Madaxwaynaha DFKMG ah ee Soomaaliya C/laahi Yuusuf Axmed iyo wafdi balaaran oo uu hogaaminayo waxay maanta ka soo degeen garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho, ka dib markii ay socdaalo kala duwan ay ku bixyeen wadamada Mareykanka, Faransiiska, iyo Ingiriiska Warkii oo dhan

Dowlada Sudan oo dib u riixday Kooxaha Mucaaridka ee Caasimada soogaaray

11.05.08 Khartoum:- Dowlada Sudan ayaa ciidamadeed ay dib u riixeen xoogagii mucaaridka ee shalay soo galay qeybo kamid ah xaafada magaalada Caasimada ah ee Khartuum Warkii oo dhan

Rasaas ka dhacday guriga Qanyare ee Baydhabo

11.05.08 Baydhabo:-Rasaas xoogleh ayaa maanta ka dhacday gurriga uu ka degen yahay magaalada Baydhabo Xildhibaan Maxamed Qanyare Afrax. Warkii oo dhan

washingtin oo ugu baaqday North Kuria in ay joojiso tagerada Iran iyo Siriya..

10.05.08 Washiton:-Dowladda wadanka Maraykanka ayaa ugu baqday dowladda Kuriyada Waqooyi in ay joojiso gacanta ay ka siiso wadamada Siriya iyo wadanka Iran gaar ahaan horumarinta dhinaca hubka Nuclireka ee sida ba’an waxa u gumaada.  Warkii oo dhan

Qoraal ka soo baxay R/W Nuur Cade oo hubka loo dhigayo Max’ed Dheere

09.05.08 Baydhabo:-Qoraal ka soo baxay xafiiska Ra’isalwasaaraha Dawlada KMG ah ee Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cade) ayaa waxaa lagu tilmaamay in si deg deg ah hubka, ciidamada, iyo gaadiidka dagaal ee uu leeyahay Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Max’ed Cumar Xabeeb (Max’ed Dheere) uu si deg deg ah ugu wareejiyo gudiga Amniga Qaranka ee DFKMG ah ee Soomaaliya.  Warkii oo dhan

TopStoryAl Shabaab oo sheegatay in ay dishay Sarkaal ka tirsan DFKMG

09.05.08 Baydhabo:- Afhayeenka u hadla Kooxda Al Shabaab Mukhtaar Roobow Abu Mansuur oo saxaafadda xalay war siiyey ayaa sheegay in ay dileen mid kamid ah Saraakiisha DFKMG isla markaana Al Shabaab ay qaaday shalay weeraro kala gedisan Warkii oo dhan

TopStoryUruruka Islaamka iyo Dowlada Yemen oo ka wadahadlaya Nabadeynta Somaliya

09.05.08 Sanca:- Wafdi heer sare ah oo ka socda Ururka Islaamka Dunnida ayaa soo gaaray maanta oo khamiis ah magaalada Sanca ee dalka Yemen, ayagoo wadahadal kala yeelan doona Xumuumada Yemen arrimaha dalka Soomaaliya. Warkii oo dhan


Barnaamij Diini Ah Sidee Umada Loo Dhisaa Sh.Maxamed Idiris Ahmed



Barnaami diini ah;-Dhalinyarada iyo Galbeedka



Muxaadaro Diini Ah Nimcooyinka Alle Lama koobi karo Iyo Sh.Cabdiraxiim Abucaynen



Muxaadaro Diini ah diidida Isku ekaashaha Gaalda Iyo Sh.Maxamed Sh.Cumar Dirir



Halyeeyga Sanadkan Waxqabadka Soomaalida Finland Waraysiy Ku saabsan Dhaqan celinta Dhalin yarada Soomaalida Finland



Nadwadii Ka dhacday Boosaaso Kalmadii uu ka jeediyay Sh.Daahir Aw- Cabdi oo ku saabsan waxa ka dhacaya aduunka Gar ahaan Soomaaliya



Nadwadii Ka dhacday Boosaaso Kalmadii uu ka jeediyay Sh.Cabdinaasir Xaji Axmed oo ku saabsan waxa ka dhacaya aduunka Gar ahaan Soomaaliya



Muxaadaro Walaaleynta Quluubta Muslimiinta Iyo Sh.Maxamed Cabdi Umal(Warsan Media2007)



Aafada Sinadu Ku Reebto Aadanaha Iyo Xanuunkeeda waxaa inoo soo jeedinaya Sh.Xasan Xuseen Aadan (Sh.Xasaan)



Barnaamijkeeni Diini ahaa ee Bisha Rabadaan Mowduuca maanta Ribada Maxay Diintu ka qabtaa Iyo Qaybtii labaad iyo Sh.Xasan Xuseen Aadan(Sh.Xasaan)



Barnaamijkeeni Rabadaanka iyo mawduuca maanta Maxaa banaan oo xalaal ah iyo waxa aan banaaneen ee xaaraanta Ah iyo Sh.Xasan Xuseen Aadan(Sh.Xasaan)



Kitaab Durar Al-Bahiya oo ah Kitabu Fiqi Waxaana inoo soo jeedinaya Sh.Xasan Xuseen (Sh.Xasaan)



Ka faaiidayso Suaalo iyo Jawaabo Ku saabsan Bisha barakaysan ee rabadaan Waxaana idin soo gudbinaysa Warsan Media Finland



Waraysi Xogwaran Xaaladaha Guud ee Gudniinka Gabdhaha Soomaaliyeed Kalkaaliye sare Ugaaso Jaamac



Muxaadaro Qof kastoo Muslin ah Dacwada Xilbaa ka saaran Sh. Cali Maxamed Saalax Helesinki Finland 09.08.07


Copyright 2002 - 2005 Radiowarsan.com | warsan@radiowarsan.com