Warsan

 Arbaco 13:15

 Axad 13:15

   BBC Somali

 11:00 GMT

 14:00 GMT

 18:00 GMT

  SBC online
  Allpuntland
  Burtinle Online
  BBC Somali
  Dayniile
  Hiiraan Online
  Horseednet
  Hornafrik
  Hobyonet
  Goobjoog
  Laasadaar
  Midnimo
  Mudug-online
  Puntlandpost
  Qaranimo
  Qorahey online
  RTD- Djibouti
  Shabeele
  Somaliweyn
  Somalitribune
  Somalitalk
  Somalilandnet
  Widh widh

Soomaali:

Warsan Raadio ( Laanta aflka Soomaaliga ee Lähi radio) waxaa la asaasey sanadkii 1992 . Iyadoo ujeedada u weyn ay ahayd sidii soomaalida wadanka Finland degan uga haqabtiri lahayd la socoshada waxyaalaha ka dhacaya dhamaan cirifyada dunida iyo sidoo kale sidii ay uga shaqeyn lahayd inay isfahmaan bulshooyinka Finishka iyo Soomaalidu.

Raadiyuhu wuxuu todobaadkii labo jeer sii daayaa barnaamijyo kala duwan oo ka kooban warar, baraarujin bulsho iyo kuwo dhaqan iyadoo aanu raadiyuhu ka hadal waxyaalihii dhaliyey dagaalka sokeeye ee Soomaalida sida qabyaalada iyo gobolaysiga iwm.

Warsan Raadiyow waxaa dhegaysta in ka badan 90% dadka Soomaaliyeed ee ku nool caasimada Finland ee Helsinki iyo hareeraheeda, sababta uu raadiyuhu ku kasbaday dhegaystayaasha sidaas u badan qiimaha barnaamijyada ka sokoow waa iyadoo raadiyuhu yahay mid dhex dhexaad u ah dhamaan bulshaweynta Soomaaliyeed oo aanu dhanna u jan jeerin. 13 sano (Saddex iyo tobankii sano) ee la soo dhaafey Radio Warsan wuxuu u shaqeeyay si sharaf iyo tixgalin ku jirto waxaana raadiyuhu balan qaadayaa inuu wadadaas ku socdo haddii alle idmo.

Suomi:

Lähiradio Warsan Somali Radio perustettiin vuonna 1992 ja sen päätehtävä on antaa kaikkille suomessa asuville somalialiasille tietoja, mitä koko mailmassa tapahtuu ja pitää hietä ajan tasalla, sekä yritää luoda ymmärystä ja yhteistyötä suomalasten ja somalilaisten välillä. Radio lähettää kaksi kerta viikossa uutisia sekä sosiaalisia ja kulttuurillisia ohjelmia, ottamatta kuitenkaan kantaa Somalian sisällisotaan johtaneisiin asioihin, klaaneihin, alueisiin jne.

Warsan Somali Radiota kuuntale jopa yli 90% pääkaupungin seudulla asuvia somalialaisia. Ohjelmien laadun lisäksi yksi syy miksi radio saanut niin paljon kuuntalijoita on se, että radio on puolueeton ja riipumaton kaikista Somali yhdistyksistä.

Warsan radio on toiminut viimeiset kolmetoista Vuotta(13 v) Suomessa asuville somalialaisille rehellisesti ja kunniottavasti ja tulevaisuudessa radio jatkaa samalla linjalla.


Qudbadii Wasiirka Arimaha Dibada siiba Dhaqaalaha iyo Horumarka Paavo Väyraynen iyo Xildhibaan Pekka Havisto



Gudoomiyaha Xiriirka Guud ee Olonbikada Soomaaliyeedd Yabarow Wiishoo soo gaaray Dalkan Finland oo ay soo dhoweeyeen Ururka Kanava



Waraysiy Xildhibaan C/qaadir Maxamed Dhicisow oo kawarbinya Imaanshihii Wafdigii Wasiirka Cadaalada ee Soomaaliya ee Finland



(Video)Muxaadaro Qayim ah Shiikh Maxamed Cumar Dirir 11.07.2009 Helsinki Masjid Al-Hudaa (Daawo)



Muxaadaro Bad baadada Dhalaanka Iyo Sh.Maxamed Rashaad Shirkii Xagaaga ee Islaamka kii I7 aad Swedan



Barnaamijka Martida iyo Mikrofoonka, Waraysi Gaar ah Ergayga Afrikada Bari ee Finland Pekka Haavisto



Barnaamij Soo bandhigida Horumarka Wasaarada Badan Iyo Hay ado Hoos Yimaada Midowga Yurub



Daawo Nadwo Xiiso Leh oo Culimo Fara Badan K qayb Galayaan oo ka dhacday dalka Norway



Barnaamij Caafimaad oo ku saabsan Aafada uu lee yahay Cayilka iyo Subaga Faraha Badan Aqoonyahan Axmed Wali Xadi



Kulankii aqoonyahannada & khudbadii Prof. Hodan Siciid Ciise



Daawo Muxaadaro Qayim ah oo mar dhaweyd Shiikh Maxamed Idiris ka jeediyey dalka Norway



Waraysiy Dhinacyo badan Madaxa wasaarada Arimaha Dibada Ururada aan Dawliga Ahayn Mr.Leo Olasvirta



Ms.Anne Haavisto Xoghayaha Warfaafinta ee ururada aan Dawliaga ahayn ee Wasaarada Aimaha Dibada Waraysiy



Xafladii Soumi Somali Seura Ay soo qaban qaabisay looga Hadlayay Arimaha Soomaaliya



Ku xigeenka Duqa Magaalada Helesinki Ms-Tuula Haatainen


Copyright 2002 - 2005 Radiowarsan.com | warsan@radiowarsan.com